Warbixin: Kufsi lagula koco qaar barakacayaasha Boosaso jooga- Waxaa Diyaariyay Adam Shardi

Published by Adam Shardi

0
  • 1 credits

Haweenka barakacayaasha ee Boosaaso jooga qaar ka mid ah, sababab kufsigan waxa ay ku dhaleen carruur ay haystaan, kuwo kalena uur ayay leeyihiin. Baadhitaan aan sameeyey kaddib waxaan diyaariyay warbixintan. Bishii February ee 2014-ka ayay ahayd markii aan hawl shaqo Boosaso u tagay. Haddii aad dhagayste hayso falcelis ku aaddan warbixintan igala soo xidhiidh https://www.twine.fm/signin #audio #Boosaaso

  • Comments (0)
  • Share/Embed
Other Projects:
    uniE603 Quit Smoking In Ramadan 30 May 2014 Adam Shardi
    uniE603 Q1aad Ee Dood Ma Tahay Xilli Habboon Oo Muqdisho Hub Ka Dhigis Lagu Sameeyo BY Adam Shardi
    uniE603 Q I Waraysi Xaaji Cabdi Waraabe
    uniE603 Falanqayn: Sidee Loo Maarayn Karaa Dabar Go'a Shilin Soomaaliga ADAM SHARDI
    uniE603 Q II Waraysi Xaaji Cabdi Waraabe Waxaa Waraystay Adam Shardi Axmed