Q1aad Ee Dood Ma Tahay Xilli Habboon Oo Muqdisho Hub Ka Dhigis Lagu Sameeyo BY Adam Shardi

Published by Adam Shardi

0
  • 1 credits

Dooddan oo ku saabsan in hub ka dhigista ka socota Muqdisho ay tahay mid wakhtigeedii la joogo, ayaa ay ka qayb galayaan C/salaam Maxamuud Salwe, oo ah lataliye madaxbannaan oo arrimaha horumarinta iyo maamul wanaagga, iyo Dr Axmed Faarax Ducaale, oo ah sharci yaqaan. Labaduba waxay ku nool yihiin dalka dibaddiisa. Doodda waxaa daadihinaya Adam Shardi. #audio #Mogadishu

  • Comments (0)
  • Share/Embed
Other Projects:
    uniE603 Quit Smoking In Ramadan 30 May 2014 Adam Shardi
    uniE603 Dhag Sii Oo Dhagayso: Sh Dirir Muxuu Ka Yidhi Shaqada Saxaafadda?
    uniE603 Warbixin: Kufsi lagula koco qaar barakacayaasha Boosaso jooga- Waxaa Diyaariyay Adam Shardi
    uniE603 Q I Waraysi Xaaji Cabdi Waraabe
    uniE603 Q II Waraysi Xaaji Cabdi Waraabe Waxaa Waraystay Adam Shardi Axmed