Dhag Sii Oo Dhagayso: Sh Dirir Muxuu Ka Yidhi Shaqada Saxaafadda?

Published by Adam Shardi

0
  • 1 credits

In badan oo ka mid ah saxaafadda Soomaalidu waxay tabiyaan warar huriya colaadaha ama dhinac ka raran, oo cid jecleysi laga dareemi karo, waxana ugu wacan aqoon darro haysata dad badan oo mihnaddan saxaafadeed ku soo galay si sahlan. Haddaba saxaafadda maxay diinta Islaamku ka sheegtay... Sh Dirir ayaa sharraxaya.. #audio #Soomaali

  • Comments (0)
  • Share/Embed
Other Projects:
    uniE603 Q1aad Ee Dood Ma Tahay Xilli Habboon Oo Muqdisho Hub Ka Dhigis Lagu Sameeyo BY Adam Shardi
    uniE603 Q I Waraysi Xaaji Cabdi Waraabe
    uniE603 Wiil British ah oo kirishboynimo kaga shaqaysta Hargeysa_Diyaariye Adam Shardi
    uniE603 Warbixin: Kufsi lagula koco qaar barakacayaasha Boosaso jooga- Waxaa Diyaariyay Adam Shardi
    uniE603 Quit Smoking In Ramadan 30 May 2014 Adam Shardi