Falanqayn: Sidee Loo Maarayn Karaa Dabar Go'a Shilin Soomaaliga ADAM SHARDI

Published by Adam Shardi

0
  • 1 credits

Lacagta Shilin Soomaaliga ayaa u muuqatada mid sii dabar go'i doonta haddii aan xal degdeg ah loo helin. Shilin Soomaaliga waxaa ugu wayn uguna yar Kun Shilin. Ganacsiga ayaa inta badan Soomaaliya dhexdeeda ku kala socda lacagaha adag ee qalaad iyo kuwa telefoonnada lagu qaato. Dowladda Soomaaliya ma laha xilligan bangi xadayn kara dhaqdhqaaqa dhaqaale iyo lacageed. #audio #Somalia

  • Comments (0)
  • Share/Embed
Other Projects:
    uniE603 Warbixin: Kufsi lagula koco qaar barakacayaasha Boosaso jooga- Waxaa Diyaariyay Adam Shardi
    uniE603 Quit Smoking In Ramadan 30 May 2014 Adam Shardi
    uniE603 Q I Waraysi Xaaji Cabdi Waraabe
    uniE603 Dhagayso Niyadsamida Dhagooleyaasha Waxbarta Ee Hargeysa WD Adam Shardi
    uniE603 Maxamed Gacal Xaayoow Best Guuroow